Cali Guudlaawe oo Arimo muhiim ah kala hadlay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, Safiirka Midowga Yurub Tiina Intelmann iyo Safiirka Dowadda Ingiriiska ee Soomaaliya danjire kate Foster.   Kulankaan ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka gaar ahaan dardargalinta doorashada golaha Shacabka, … Continue reading Cali Guudlaawe oo Arimo muhiim ah kala hadlay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)